Home » Arimaha Haweenka » Gacaliyahaaga Ma Ka Sheeganayaa Wel-wel Iyo Niyad Jab , Arimahaan Sameey

Gacaliyahaaga Ma Ka Sheeganayaa Wel-wel Iyo Niyad Jab , Arimahaan Sameey

gtMa dooneysaa in ninkaada aad caawiso marka uu dareemayo culeyso si uu uga taqaluso xaaladaha wel-welka iyo niyad jabka hadaba  talooyin suura gal ah in ay caawin buuxda u noqdaan lamaanahaaga nolosha ayay xayaati.com ku siineysaa .

U Abuur dhul baaxad leh oo ammaan ah kuna haboon daweynta , ninka qaba xanuunka wel-wel-ka iyo niyad jab-ka waxa uu u baahan yahay in uu helo baaxad gudaha ah si uu u cabiro waxa laabta kaga jira , waana lama huraan in uu helo Space dhab ah ee gabar yaheey sii fursad ammaan ah si waxa ku meeraya uu u soo tufo .

Dareensii luqadda deganaashaha , isku day in aad fahanto habka aad ula xariireyso lamaanahaaga ula xariir si naxariis iyo kalgaceyl ay ku jirto , haddii aad ku fashilnto in waddo aad kula xariirto isku day hadana mid kale hana isku dayin in aad ku cadaadiso in uu u jawaabo qaabka aad adiga dooneyso .

Dhab ahaan waxa ay xataati.com  ku leedahay shaqsiga ka sheeganaya wel welka iyo niyad jabka waxa uu u baahan yahay macaamil wanaagsan oo ay ku dheehan tahay rajo , rajada waa wadada kaliya ee looga taqalusi karo daruufahaas adag .

Ugu dambeyn daryeel naftaada inkastoo lamaanahaaga uu maryo daruuftaas adag , habkaan waxa uu kaa caawinayaa in la helo xariir xasilan

Xayaati.com Hoyga Mucaashiqiinta Somaliyed

2 Responses to Gacaliyahaaga Ma Ka Sheeganayaa Wel-wel Iyo Niyad Jab , Arimahaan Sameey

  1. qaali dumar Reply

    October 13, 2015 at 9:25 pm

    naftayda xulashadarn waxay xal uradisa jacal xidigisu dhacay xurmiyo tash saraysa xurmiyo tashsarysa

  2. xasanyare.f Reply

    September 12, 2015 at 4:38 pm

    xad malaha cashaqu ama xer ilaliyed dadka kala xukumaya runta kala xaqsiye kolhada xagagi kaxumeysay xajadi ana xarigi wan furay kuxirna dhexdene xan weye cashaqu kolhadaa xogrtisiyo xirirkisu ulumo xalna adan hayn wali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *