Home » Archives by category » Arimaha Haweenka

Maxaay Tahay Sababta Rasmiga ah ee Ka Danbaysa Bur-Burka Qoyska: WARBIXIN

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa  sanadahani danbe  aad u tira batay furiinka,ama kala taga lamaanaha is  qaba  ee sida lama filaanka, ah durba u ku kala taga balse  su’aasha ah maxaa keenay furiinka ayaa noqotay mid soo no noqata. Hadaba waxaa dhahi karnaa bur  burka  qoysaska,  waxaa loo aanayan karaa in aay salka ku…

U Gaar Dumarka : 3- Arin Oo Aad Ku Ogaan Karto Jaceylka Uu Gacaliyahaaga Kuu Qabo.

U Gaar Dumarka : 3- Arin Oo Aad Ku Ogaan Karto Jaceylka Uu Gacaliyahaaga Kuu Qabo.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabdho badan ayaa ka wel wela sida dhabta ah oo ay ku ogaan karaan heerka uu gaarsiisan yahay jaceylka gacaliyahooda ay sheeko wadaag yihiin . Hadaba xayaati.com ayaa ku soo koobeysa calaamado yar oo kuu cadeynaya heerka jaceyl ee uu gaarsiisan yahay gacaliyahaaga . Barashada Ehelkaada” haddii uu diyaar u…

Afartaan Arin Waxaad Ku Hanan Kartaa Qalbiga Gacaliyahaaga Ee Gabaryaheey Ku Dadaal

Afartaan Arin Waxaad Ku Hanan Kartaa Qalbiga Gacaliyahaaga Ee Gabaryaheey Ku Dadaal

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Indhihiisa : eegmada waa wadada ugu dhaw ee qalbiga ninka lagu hanto , haweeneyda calqiga badan waa midda adeegsata hubkeeda haweenimo , u dooro midib midbaka uu ka qurxoon yahay hana iloobin in marba timaha nooc u habeyso Dhagahiisa : maqalsii shanqarta codkaada , u sheekeey oo saameyn ku yeelo…

U Gaar Ah Dumarka : Ragga Kama Helaan Su`aalo La Xariira Arimahaan Ee Ka Taxadar

U Gaar Ah Dumarka : Ragga Kama Helaan Su`aalo La Xariira Arimahaan Ee Ka Taxadar

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabaryaheey waxaa jira arimo dhibaya gacaliyahaaga taasi oo ka dhaleneysa su`aalo aad weydiineyso balse adiga aadan dareemeyn , waxa ayna xayaati.com kuu soo xushay 4 su`aal oo ay ragga dhibsadaan ee gabaryaheey ka fogoow . 1- Goormaa Ayaad Guriga Ku Soo Laabaneysaa : su`aal waliba oo ku biyo shubaneysa xilliga…

Haddii 7-daan Calaamad Isku Aragtaan Jaceylkiina Daaqadda Ayuu Ka Sii Baxayaa Ee Ka Taxadara.

Haddii 7-daan Calaamad Isku Aragtaan Jaceylkiina Daaqadda Ayuu Ka Sii Baxayaa Ee Ka Taxadara.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xariirka lamaane ee fashilka ku socda ayaa leh calamaado dhowr ah oo aan hal maqaal lagu soo koobi karin Qodobadaan soo socda xayaati.com ayaa ku soo koobeysa calaamado aan qarsoomin oo muujinaya in xariirkii uu fashil yahay ee il gaar ah isaga yeesha. * Go`aano adag : haddii midkiina uu…

Haweenka Oo Nugul Jaceylka Ninka Tilmaamahaan Leh , Iska Eeg Imisa Ayaad Ku Leedahay

Haweenka Oo Nugul Jaceylka Ninka Tilmaamahaan Leh , Iska Eeg Imisa Ayaad Ku Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa la tilmaamaa in jaceylka ragga uu ku yimaado aragtida koowaad durbana uu jaceylka ku dhaco iyaga oo ka amar qaadanaya indhaha balse haweeneyda waa ka duwan tahay waxa ayna ninka ay jeclaaneyso ka raadisaa tilmaamo gaar ah oo muuqaalka kore ma eegaan . Warbixintaan ayay xayaati.com ku soo koobeysaa…

Arimahaan Waxa Ay Si Fudud Ku Dilayaan Naxariista Jaceylka

Arimahaan Waxa Ay Si  Fudud Ku Dilayaan Naxariista Jaceylka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jira arimo badan oo dili kara jaceylka ninka hadaba waxa ay xayaati.com gabaryaheey ku siineeysaa dhowr arin oo ay muhiim tahay in aad iska ilaaliso si jaceylka uusan u dhiman . 1- Jees jeesidda Iyo Dhaawacidda Dareenka: jees jeesidda waa arin aad u xun oo dhalineysa naceyb , waxa…

U Gaar Dumar-ka : 4-taan Calaamad Hadaad Isku Aragto Wahsileey Ayaa Tahay Ee Iska Gaar

U Gaar Dumar-ka :  4-taan  Calaamad Hadaad Isku Aragto Wahsileey Ayaa Tahay Ee Iska Gaar

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wahsiga waa cudur qofka ka reeba wax yaabo badan oo wax tar uleh noloshiisa, dadka wahsiga badan ayaa ah kuwa inta badan aan waxba qabsan, inta badan dadka wahsiga badan ayaa afka go’aama ka gaara kadibna aan ku dhaqaaqin wax ficil ah, hadaba maanta waxaan idiin wadnaa astaamaha lagu garto…

Imtixaan Ku Saabsan Jaceylka Qof Is Huba Ayaa Ka Jawaabi Kara , Hadaad Been Sheegi Doonto Ha Galin Imtixaankaan.

Imtixaan Ku Saabsan Jaceylka Qof Is Huba Ayaa Ka Jawaabi Kara , Hadaad Been Sheegi Doonto Ha Galin Imtixaankaan.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Imtixaan Ku Saabsan Jaceylka Qofkii Is Huba Haka jawaabo.Hadaad Been Sheegi Doonto Ha Galin Imtixaankaan. Xariirka guurka waa muqadas jiritaankiisa iyo deganaashihiisa , waxa uuna ku tiirsan yahay jiritaankiisa in labada dhinac dareensan yihiin macaanka nolosha . Hadaba imtixaankaan kooban ku tijaabi heerka uu dhan yahay jaceylkiina , Su`aal waliba…

Arimahaan Ayaa Keena Bur-burka Jaceylka Lamaanayaasha Somaliyed .

Arimahaan Ayaa Keena Bur-burka Jaceylka Lamaanayaasha Somaliyed .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qubarada arimaha qoyska ee xayaati.com ayaa tilmaamaya in heerka furiinka dalka Somaliya uu kordhay taasi oo keeneysa in dib loogu laabto wax yaabaha keenaya qilaafaadka qoyska , waxaa ka mid ah arimaha keena . 1- Dbacsanaan : waa caqbadda ugu horeeysa ee qaboowga ku keeneysa xariirka labada lamaane oo xaraarada…

Page 1 of 41234