Home » Archives by category » Arimaha Ragga

Habka Ugu Haboon Ee Aad U Kasban Karto Qalbiga Lamaanahaaga (Q.6aad)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

 Marwo waa mida ku qanacsan saygeeda : Allaah subxaanuhu wataacaalaa umada ma simin, qof walba meel buu nusqaan ku leeyahay halka mid walbaa meel kale ku fiican yahay, waana xikmad ilaahay uu koonkaan ku maamulo, sidaa darteed ragu kama sina Cilmiga, maalka, quruxda,caqliga, dabeecada,xooga,awooda raganimo, IWM. Hadaba marwadu waa inay ku…

U Gaar Ragga : Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista

U Gaar Ragga : Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxa xaqiiqo ah in waxkasta oo qofka ku dhacaa ay leeyihiin sabab, hadaba dhibatadan oo noqotay mid ku baahaysa dhalinyarta da, yarta ah ayaa waxaynu soo qaadan doona dhowr qodob oo ah waxyaabaha keena inuu qofku hore u biyo baxo. 1- Dhibaato nafsiyan ah (psychological factors) (personal problems) qofka oo shaqo…

Taxane : Habka Ugu Haboon Ee Aad U Kasban Karto Qalbiga Lamaanahaaga (Q 3-aad)

Taxane : Habka Ugu Haboon Ee Aad U Kasban Karto Qalbiga Lamaanahaaga (Q 3-aad)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

RAGGA : Caadifadu waa lafdhabarta is jacaylka reerka Kalmada “caadifad” asalkeedu waa carabi waxay u dhigantaa kalmada Englishka ah ee “Emotion” laakiin ma helin kalmad la macno ah oo soomaali ah, xataa caadifad oo la soomaaliyeeyey isticmaalka soomaaliga ah ma waafaqsana 100% micnaha asalka ah, qaamuusyada afsoomaaligu waxay ku fasiraan…

Taxane : Habka Ugu Haboon Ee Aad U Kasban Karto Qalbiga Lamaanahaaga (Q 2-aad)

Taxane : Habka Ugu Haboon Ee Aad U Kasban Karto Qalbiga Lamaanahaaga (Q 2-aad)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  RAGGA : QORSHE DHAQAALE REERKA U SAMEE Qoyska cusub ee la dhisay waa mu,asasad ama hay,ad oo kale oo u baahan maamul iyo qorshe iyo istaraatijiyad fog oo higsanaysa inta labadaas qof noloshooda ka hartay, sidaa awgeed waa in dhinac walba la isaga dubaridaa, dhinacyada ugu muhiimsana waxaa kamida wixii…

Taxane : Habka Ugu Haboon Ee Aad U Kasban Karto Qalbiga Lamaanahaaga (Q 1-aad)

Taxane : Habka Ugu Haboon Ee Aad U Kasban Karto Qalbiga Lamaanahaaga (Q 1-aad)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ninku waa qofka ay saaran tahay masuuliyada culus iyo hal abuurka gundhiga u ah marka laga hadlayo sidii qoysku ugu noolaan lahaa isjacayl iyo isku kalsooni, maxaa yeelay gabadha uu soo guursaday asagay marti u tahay ayaamaha hore oo dhan, waxayna ka sugaysaa qaabkii uu u hogaamin lahaa una tarbiyayn…

U Gaar Ragga : Maalmaha Ugu Horeeya Ee Xariirkaada Jaceyl Arimahaan Ha Sameyn , Haddii Kale Buur Ayay Isa Saareysaa

U Gaar Ragga : Maalmaha Ugu Horeeya Ee Xariirkaada Jaceyl Arimahaan Ha Sameyn , Haddii Kale Buur Ayay Isa Saareysaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Runtii qaladka waxa uu noqonayaa marka ninka uu jaceylkiisa iyo dhamaan dareemihiisa uu u qufo qofta uu jecel yahay isla maaalinta koowaad, si waliba oo ay ahaadaan dareemaha uu hayo ma haboona in dhamaan warqadahiisa jaceylka hal mar u wada gudbiyo . Bamka Jamceylka: haweeneydu wax ay ninka u aragtaa…

Farsamooyin Yar Oo Farxad Kal Iyo Laab Ah Ku Beeri Kara Gacalisadaada

Farsamooyin Yar Oo Farxad Kal Iyo Laab Ah  Ku Beeri Kara  Gacalisadaada

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ragga qaar ayaa u haysta in farxad gilinta haweenka ama in dhoola cadeyn laga keeno ay tahay arin mustaxiil ah balse xayaati.com waxa ku siineysaa tilmaamooyin sahal ah oo aad ku farxad gilin karto. * Marka aad kada xaajooneysaan arimo oo aad aragto in xoogaa ay wel wel gashay haka…

U Gaarka Ragga : 5-taan Qodob Ayay Haweenka Ka Raadinayaan Ninka Ay Nolosha La Wadaagayaan

U Gaarka Ragga : 5-taan Qodob Ayay Haweenka Ka Raadinayaan Ninka Ay Nolosha La Wadaagayaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Haddii aad boodi goobeyso in aad ogaato waxa ay dumarka doonayaan ka dib guurka waxa ay xayaati.com ku siineysaa dhowr arin oo ay muhiim tahay in aad wax ka ogaato. Kalgaceyl : haween waliba waxa ay baadi goobaan nin u muujiya macnaha dhabta ah ee jaceylka kana qarin dareemihiisa Jaceyl…

Calaamado Ku Muujinaya In Xariirkaada Jaceyl Uu Guuleystay , Arimahaan Ka Eeg.

Calaamado Ku Muujinaya In Xariirkaada Jaceyl Uu Guuleystay , Arimahaan Ka Eeg.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma ku jirtaa xariir Jaceyl mana garaneysid miyaa in xariirikaan yahay mid guuleystay iyo inkale , hadaba calamadahaan ayaa cadeynta ku siinaya . 1- Midkiinaba Haddii Uu Qofka Kale Aqrin Karo : xariirka jaceyl ee caafimaadka qabka ah waxa uu labada dhinac gaarsiiyaa heer midba kan kale uu aqriyo waxa…

Sedexdaan Arin Jaceylka Ayay Fashilayaan Ee Ka Taxadar

Sedexdaan Arin Jaceylka Ayay Fashilayaan Ee Ka Taxadar

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wax yaabo badan ayaa keena in uu fashilmo xariirka jaceyl balse waxaan warbxiintaan ku soo qaadaneynaa 3 arin oo door weyn ka qaata fashilka Jaceylka . 1- Xariir La`aan : waa cudurka ugu daran ee lamaanayaasha halista ku haya , kullamaa uu yaraado xariirka , isla qaad qaadka sheekada taasi…

Page 1 of 212