Home » Archives by category » Ku Caawi Taladaada

Safiyo : Qalbiga Ayaan Si Daacad Ah Uga Jeclaaday Balse Waa Niyad Jabay markii Arinkaan La Iiga Sheegay Ee Maxaan Sameeyaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa mar kale iyo qeybtii ku caawi talaadada iyo bahda xayaati.com waxa ay todobaadkaan fariin talo raadin ah naga soo gaartay gabar ku sugan dalka Itoobiya , waxa ayna u dhigneyd sida tan. Mageceygu waa Saafi waxaan ku noolahay Magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya, aniga waxaan halkaan u joogaa…

Yaasiin : Waan Jeclahay Balse Mar Waliba Waxa Ay Ku haysaa Waan Tahriibayaa Ee Sideen Wax Yeelaa

Yaasiin : Waan Jeclahay Balse Mar Waliba Waxa Ay Ku haysaa Waan Tahriibayaa Ee Sideen Wax Yeelaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa talo ina soo weydiistay wiil Soomaaliyeed kaasoo noo soo qorey qoraal dhigaalkiisu ahaa sidaan: Magaceygu waa Yaasiin Cali Muuse waxaan joogaa magaalada Boosaaso waxaan jeceyl isla wadaagnay gabar taasoo aan aad u jeclahey sidoo kale ayaduna aad ayay ii jeceshahey laakiin markasta waxey i dhahdaa waan tahriibayaa marka sideen…

Falastiin : Waxa Iga Go`neyd In Aan Caawiyo Balse Arintaan Yaabka Leh Ayuu Igu Sameeyay .

Falastiin : Waxa Iga Go`neyd In Aan Caawiyo Balse Arintaan Yaabka Leh Ayuu Igu Sameeyay .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ku soo dhawaada mar kale iyo qeybta ku caawi talaadada waxa ayna todobaadkaan fariin inooga timid Falastiin kuna nool magaalada Galkacyo , waxa ayna si naxariis ah bahda xayaati.com uga codsaneysaa in laga caawiyo arin ku taagan. Qoraalkeeda oo aan muhiimada ka raacnay ayaa waxa aan dhignay sida tan .…

Qalbigu Miyuu Qaybi Karaa ? (Sheeko Gaaban Oo Qiso Iyo Tusaale Xambaarsan.

Qalbigu Miyuu Qaybi Karaa ? (Sheeko Gaaban Oo Qiso Iyo Tusaale Xambaarsan.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filsan iyo Fu’aad iyagoo sheeko sidaa aan u buurnayn u baxayso laguse sii jeedo muuqaal aragga) (Telefishinka)( ayaa la fadhiyaa qolka fadhiga, waa goor casar gaab ah laba koob oo shaah casiriyo ah ay ka laaceen ayaa miiska hortooda yaal saaran, Fu’aad wuxuu gacanta bidix ku hayaa fogaan-hagaha (remote Telefishinka)…

Sumaya:- ”War La Sarifay Ayuu Saaxiibkeey Iiga Xanaaqay Ee Sideen Wax Yeelaa, Waxa Ay Ka Dhigeen Baac Aan Lacagaha Kaliya Aan Ka Dar-daro

Sumaya:- ”War La Sarifay Ayuu Saaxiibkeey Iiga Xanaaqay Ee Sideen Wax Yeelaa, Waxa Ay Ka Dhigeen Baac Aan Lacagaha Kaliya Aan Ka Dar-daro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxa ay Warqad Talo Celin ah Naga Soo Gaartay Gabar Magaceeda Ku Sheegtay Sumaya C/laahi oo Ku nool Magaalada Muqdisho Waxa ayna Qoraalkeeda Ku Bilowday Sida Tan:- Marka Hore Waan idin Salaamay Bahda Shabakadda xayaati.com Salaan Kadib Waxaan Maanta ahay Talodoon La Ciir Ciiraya Arimo is Biirsaday ee Hoos aan…

Saalax : Ma Doonayo In Aan Ka Niyad Jabo Wax Barashadeyda Waayo Waxaan Jeclaaday Macalimadeyda.

Saalax : Ma Doonayo In Aan Ka Niyad Jabo Wax Barashadeyda Waayo Waxaan Jeclaaday Macalimadeyda.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Magaceygu Waa Saalax ,Arday dhigta dugsiga dhexe kuna nool Hargeysa, waxaan bahda xayaati.com iyo asxaabta ku xeran ula soo xariiray in ay iga caawiyaan talo ahaan arin igu taagan oo aan weli xalin . Ma aqaan wax aan sameeyo ! waxaan aad u jeclahay maclimadeyda , ma aha jaceylkii macalinnmo…

Hibo : Dhibkaan Ayaan ka Sheeganayaa Ee Sideen Ku Xaliyaa

Hibo : Dhibkaan Ayaan ka Sheeganayaa Ee Sideen Ku Xaliyaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Magaceygu waa Hibo kuna nool magaalada Kismayo farxad ayay ii tahay in aan talo soo weydiisto asxaabta xayaati.com ku xeran ayay ku biloowday gabartaan ka sheeganeysa dhibaato dhanka guurka ah . Dhibkeyga waxa uu yahay , muddo haatan laga joogo sanad ayaa waxa ay waalidkeyga igu dareen wiil iga weyn…

Si Xad Dhaaf Ah Ayaan U Jeclahay Waana U Waalanayaa Lakiin Hal Arrin Ayaa Ka Baqayaa…Ee Ila Taliya!

Si Xad Dhaaf Ah Ayaan U Jeclahay Waana U Waalanayaa Lakiin Hal Arrin Ayaa Ka Baqayaa…Ee Ila Taliya!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salaama dhamaan akhristayaasha qiimaha badan: Magaceygu waa Balqiiso,waxaan ahay gabar Soomaaliyeed oo aad u xishood badan,haddana waxaan ahay qof uu jaceyl daran la soo dersay. Waxaan hal guri kuwada nool nahay Wiil uu adeerkey dhalay,hal sano ka hor ayuu Baadiyaha ka yimid,aad ayaan u kaftanaa,waliba si kalsooni ah,Balqiiso ahaan si…

Qof Ku Leh Waan Ku jeclahay Haddana Difaac Dhan Waliba Ah Ku Jiro Ka Warama?

Qof Ku Leh Waan Ku jeclahay Haddana Difaac Dhan Waliba Ah Ku Jiro Ka Warama?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan ahay Wiil Soomaaliyeed oo ku nool dalka Filand,Gabar ayaan iska baranay Facebook-ka,muddo ayaan saaxiibo caadi ah ka aheyn waxayna joogtaa meel ka mid ah Qurbaha,kadib 2 bilood waan iska helnay,waxaana go’aansanay inaan xiriir jaceyl sameyno,kadib aad ayaan issu jeclaanay,waa sida uu qof waliba sheegaye. Dhowr arimood ayaan go’aansaday inaan…

Ilyaas : Waxaan Ka Sheeganayaa Rabitaan La`aan Dhanka Nolosha Sariirta Ah Xilli Caafimaadkeyga Uu Sareeyo.

Ilyaas : Waxaan Ka Sheeganayaa Rabitaan La`aan Dhanka Nolosha Sariirta Ah Xilli Caafimaadkeyga Uu Sareeyo.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulan wacan mar kale ku soo dhawaada qeybta ku caawi talaadada ee xayaati.com waxa ayna fariin naga soo gaartay wiil magaciisa ku soo koobay Ilyaas waxa ayna fariintiisa u qorneyd anaga oo muhiimada ka raaceyna . * Waxaan ka sheeganayaa rabitaan la`aan dhanka nolosha sariirta ah xilli aan aheyn dadka…

Page 1 of 212